EREYADA LA ADEEGSADO MARKA QOF KU XUMEEYO -GABADHA
  Waxaad ila dhaqantay sida ciyaal suuqii oo kale, kadib markaan raggii oo idil kaa xushay. Waxaad igu soo celcelisaa ereyo bilaa micno ah, adoo iga luminaya waqtigayga qaaliga ah. Waxaad ila jishaa jacayl been ah oo aan sal iyo raad toona lahayn. Waxaad igu oran jirtay waan ku jeclahay laakiin waxaad iga necbayd qalbiga. Waxaad dadka kale ugu sheekayn jirtay gabadhaas ayaan iska...
4
0 Comments 0 Shares