Developer & creator
Pinned Post
Recent Updates
- Nabad majirto kahor inta uu qoriga maqaasiinka ka maqan yahay iyo inta lacag ay bangiga ka maqan tahay iyo inta uu tuugu jeelka ka maqan yahay.Nabad majirto kahor inta uu qoriga maqaasiinka ka maqan yahay iyo inta lacag ay bangiga ka maqan tahay iyo inta uu tuugu jeelka ka maqan yahay.
- Barashada Hordhaca Programming ka waa talaabada ugu horeysa ee aad u qaadayso barashada xirfadaha web & App development tiga, machine learning ka, AI ga iyo data science ka.Barashada Hordhaca Programming ka waa talaabada ugu horeysa ee aad u qaadayso barashada xirfadaha web & App development tiga, machine learning ka, AI ga iyo data science ka.
- TIJAABADII MUCJISADA KEENTAY
Sanadii 1950 ayaa Dr. Ritcher oo kamid ahaa macalimiinta Jaamacada Harvard wuxuu keenay tijaabo cajiib ah isagoo isticmaalaya Joogga biyaha lagu cabo, Jiir, iyo biyo.
Tijaabada koobaad: wuxuu soo qaatay Jooggii wuxuu kushubay biyo isagoo kadhigay kala badh, wuxuu ku riday jiirkii kadibna jiirkii wuxuu bilaabay inuu dabaasho muddo dhan 15 daqiiqo kadibna wuu daalay oo biyihii ayaa liqay.
Dr. Ritcher wuu kasoo saaray jiirkii biyaha wuxuu na keenay banaanka wuu qalajiyay , waxogaa wuu nasiyay wuxuuna udiyaariyay wareegii labaad.
Tijaabada labaad: Dr. Ritcher wuxuu sameeyay taloobiyinkii hore isagoo kuriday jiirkii biyaha , kadibna wuxuu bilaabay jiirkii inuu dabaasho laakiin markan wuxuu dabaashay waqti cajiib ah oo mucjiso noqotay.
Imisaad umalayn?
15 daqiiqo
5 daqiiqo
1 saac
Maya waa ay ka badatantahay intaas ba
Waa 66 saacadood intuu dabaalanayay jiirku isagoo tamar kasta isugu geeyey inuusan isdhiibin isagoo niyada kuhayay waa lagu badbaadin!!!
"Rajadu waa inuu kuu muuqdo nuur adigoo kujira mugdi"
Haddii uu Jiirkii yeeshay awood kadib markii ay rajo gashay , Maxaa ADIGA kuu diiday mid lamida taas?
Isha Xigashada:
Maqaalkan waxaa lagu daabacay Quora.com
W/T: Amin DahirTIJAABADII MUCJISADA KEENTAY Sanadii 1950 ayaa Dr. Ritcher oo kamid ahaa macalimiinta Jaamacada Harvard wuxuu keenay tijaabo cajiib ah isagoo isticmaalaya Joogga biyaha lagu cabo, Jiir, iyo biyo. Tijaabada koobaad: wuxuu soo qaatay Jooggii wuxuu kushubay biyo isagoo kadhigay kala badh, wuxuu ku riday jiirkii kadibna jiirkii wuxuu bilaabay inuu dabaasho muddo dhan 15 daqiiqo kadibna wuu daalay oo biyihii ayaa liqay. Dr. Ritcher wuu kasoo saaray jiirkii biyaha wuxuu na keenay banaanka wuu qalajiyay , waxogaa wuu nasiyay wuxuuna udiyaariyay wareegii labaad. Tijaabada labaad: Dr. Ritcher wuxuu sameeyay taloobiyinkii hore isagoo kuriday jiirkii biyaha , kadibna wuxuu bilaabay jiirkii inuu dabaasho laakiin markan wuxuu dabaashay waqti cajiib ah oo mucjiso noqotay. Imisaad umalayn? 15 daqiiqo 5 daqiiqo 1 saac Maya waa ay ka badatantahay intaas ba Waa 66 saacadood intuu dabaalanayay jiirku isagoo tamar kasta isugu geeyey inuusan isdhiibin isagoo niyada kuhayay waa lagu badbaadin!!! "Rajadu waa inuu kuu muuqdo nuur adigoo kujira mugdi" Haddii uu Jiirkii yeeshay awood kadib markii ay rajo gashay , Maxaa ADIGA kuu diiday mid lamida taas? Isha Xigashada: Maqaalkan waxaa lagu daabacay Quora.com W/T: Amin Dahir
More Stories